Default Image

Months format

Show More Text

Load More

Related Posts Widget

Article Navigation

Contact Us Form

Close
  • Home
  • Menu
  • _Short Codes
  • _About us
  • Sitemap
  • Contact us

BAARGAAL.NET

News & Information From Somalia

  • Home
  • News In English
  • featured
  • Video
  • Technology
  • Sports
  • Food
  • Menu
  • _Sitemap
  • _Contact Us

Puntland ma waxay ka doorbiday xoogaa cashuur ah xaalufka ka socda Deegaanka

Baargaal , xaaluf , xaalufin   
Admin
August 13, 2022

Sanadihii ugu danbayeeyay waxaa ka jiray deegaanada Gobolka gardafuu gaar ahaan deegaanada iyo tuulooyinka hoosyimaada degmada Baargaal xaaluf aad u xun kaasoo loo gaysanaayay deegaanka iyo Dhirta, iyadoo la gubay lana xaalufiyay gabi ahaanba dhirtaasi..

wasaarada Deegaanka Beeraha & Isbadalada cimiladda puntland oo u qaablisan xukuumada puntland arinkaas ayaan wax barnaamaj wacyigelin ah  ama  hawlgal lagula dagaalamayo nabaad guurinta dhirta & gubista dhuxusha ka wadin degmada Baargaal , dawladuna waxay u muuqataa inay kaliya ilaashanayso sunuuda yar ee cashuurta ah ee ka soo gasha xaalufkaasi musiibada qaran ah , deegaanka iyo duunyadana burburinaya. 

waxgaradka iyo cuqaasha iyo ururada bulshada deegaanka oo u adkaysan waayay dhibaatada balaaran ee loo gaysanaayo Deegaanka iyo xaalufka iyo nabaad guurka ka socda , ayaa qaylo dhaan ka soo saaray marar badan arinkaas kuna tilmaamay misiibo u baahan in si degdeg ah wax uga qabtaan madaxda dalku, oo ugu horeeyo madaxwayne siciid c/laahi deni

madaxda puntland ayaa marar badan ballan qaaday inay adeegyada iyo shaqada dawlada gaarsinyaan deeganada laamiga ka baxsan , laakin arinkaas ayaa u muuqda inuusan soo dhaafin kalumada looga hadlo, iyo shirarka jaraaid ay madaxd qabtaan

Deegaanku wuxuu u baahanyahay badbaado , ilaahow badbaadi .

image_title_here image_title_here image_title_here image_title_here image_title_here image_title_here




Baargaal xaaluf xaalufin
Admin

xaalufin

Slider Image 02

Slider Image 02

Contact Form

Name

Email *

Message *

All Rights Reserved by BaargaalNet © 2023
Baargaal.Net is designed to provide reliable up to date news reports, studies and analysis on current issues and problems of concern to the local People encompassing political, social and cultural fields