Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ururka Samafalka ee Liilaaf

Madaxweynaha Kenya oo gaaray dalka Itoobiya iyo wadahadal u socda Abiye.

 


Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ururka Samafalka ee Liilaaf ee dalka Kuwait oo uu hoggaaminayo Maamulaha Ururka ayna weheliyaan xubno Ururkaasi ka mid ah .

Kulanka oo ay Madaxweynaha ku weheliyeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiil Madaxtooyo, ayaa looga hadlay xaaladda Abaaraha ka jira Puntland iyo gurmadka loo fidinayo dadka Abaaruhu saameeyeen.

Developed by Jago Desain