Madaxweynaha Somaliland oo 2 sano muddo kordhin loo sameeyay iyo Rabshado laga cabsi qabo

Madaxweynaha Somaliland oo 2 sano muddo kordhin loo sameeyay iyo Rabshado laga cabsi qabo

 


Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Golaha ayaa u codeeyay in Biixi loogu kordhiyo muddo xileedkiisa laba sano ah – si loogu diyaar garoobo Doorashada.

Mucaarad Somaliland ayaa si adag u diidanaa Muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Biixi – iyaga oo dhigay bannaanbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah Xukumadd

Sidoo kale wxaa laga cabsi qaba in saacadaha soo socda ay ka dhacaan hargaysa banaanbaxyo looga soo hor jeedo mudo kororsiga Col Biixi 

Developed by Jago Desain