Sawiro : Deegaanka Taageer oo si habsami leh Uga socoto Diwaangelinta codbixiyayaasha

Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa maanta usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta



Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa  usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta ee ay ku qaadanayaan Kaarka codbixinta.

Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid ah Xubnaha sare Guddiga iyo Guddoomiyaha Gardafuu ee 2w63v Cabdisalaam Nuur Maxamed ayaa kormeeray habka ay Diiwaangelintu usocoto.















Developed by Jago Desain