Sawiro Soo dhawayntii ururka Sinaan iyo Cadaalad SINCAD ee Baargaal

Sawiro Soo dhawayntii ururka Sinaan iyo Cadaalad SINCAD ee Baargaal

 


Waxaa maalmaha Soo gaaraya Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ururada siyaasada Puntland ee isu diyaarinaya ka qaybgalka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Doorashada Qof iyo cod ay dhawaan Soo gabagabowayso Diwaangelinta codbixiyayaasha 

Sawiradan waa Soo Dhawants wafdigii ururka sinaan iyo Cadaalad SINCAD ee Degmada Baargaal 










Post a Comment

Developed by Jago Desain