KHARIIDADA BAARGAAL


Baargaal waa magaalo ku taal xeebta Badweynta Hindiya, gaar ahaan cirifka Woqooyi Bari ee Soomaaliya, waxay fogaan ahaan qiyaastii magaalada Boosaaso dhanka bari ka xigtaa 230km marka laga eego cabbirka khariidada. waxay kaloo qiyaastii 100km (60 miles) woqooyi ka xigtaa magaalada Xaafuun.


 


    • Togaga Iyo biyo mareenada  iyo inta ay Magaalada Baargaal U jiraan : 

      Doclaati (3.1km)
      Duuba (4.3km)
      Xaarshe (6.1km)
      Duba yaro (6.1km)
      Hadir Dheere (6.1km)
      Dawacalay (9.2km)
      Obloh (12.6km)
      Gorgooriye (12.6km)
      Xeela (17.8km)
      Domattire (18.4km)
      Uarmogh (22.3km)
      Cargay (24.2km)
      Danan (24.5km)
      Gondoli (24.7km)
      Ceel Moqor (27.1km)
      Dexaanid (27.2km)
      Qansax (27.2km)
      Cuur (30.6km)
      Cilmo (34.1km)
      Gudan (36.8km)
      Matcar (37.9km)
      Gadiido (38.2km)
      Tolmo (39km)
      Rezzi (39.2km)
      Labaa (41.1km)

        


      Magaalooyinka La dagan Yahay oo iyo Inta ay u jiraan Magaalada Baargaal :
      Eiroli (4.3km)
      Ceel Gaal (6.8km)
      Dadabalo (10.9km)
      God Cad (18.6km)
      Corieli (19.4km)
      Eel Mogor (23.7km)
      Qoralaha (27.3km)
      Gondoli (32.9km)
      Tolmo (36.7km)
      Jadan (40.3km)

      Degaank kale  iyo inta ay u jiraan Magaalada Baargaal  :
      Cubeero (15.4km)
      Runyo (24.6km)
      Dheefo (25.8km)
      Yibirti (31.2km)
      Bur (24.6km)
      Guumaayo (30.1km)
      Duuba (0km)
      Surariyo (12.2km)
      Subaglei (12.6km)
      Honscio (22km)
      Gondole (24.7km)
      Tolmo (39km)
      Abdeexan (40.7km)
      Daylac (21.5km)
      Buurah Beelyo (21.9km)
      Raas Binna (28.8km)
      Gubed Binna (19.3km)
      Carin Gambadofle (15.4km)
      Xoor Binna (25.2km)
      Buuraha Hoolin (39.9km)
      Ciidda Bilaax (38.7km)
      Abaar Moog (15.6km)



      Waxaa Diyaariyay :    SHABAKADA BAARGAAL.NET 
                       Baargaal@gmail.com
    Developed by Jago Desain