talooyin ::maamulka cusub ee hogaanka puntland Hantay


Sida aynu la socono waxaa waayahan dhegahayna ku badnaa arimo baddan sida Burcad badeed, lacagta been abuurka ah, tahriibka, musug maasuqa faraha baddan ee maamulka, amni xumo, gobalada maqan ee sida xaq darada ah loo heysto iyo waliba arimo baddan oo murugsan. Haddaba Malaga yaabaa in maamulka cusub uu arimahaas wax ka qabto ??
waxaa laga rabaa maamulku cucub oo uuna u baahan yahay inuu sameeyo
la tashi baddan cidda uu wax u dhiibanayo iyo cidda uu wax la qeybsanayo ??

halkaan shbakada allbaargaal waxay u furaysaa akhristayaasheeda sharfta mudan
bog ay ku soo bandhigi karaan wixii talo iyo wada tashi ah ay rabaan inay u gudbiyaan maamulka cusub ee hogaanka hantay ??

qaabka aad rayigaaga u soo bandhigi kartid:
waxaad marka hore liiska hoose ka doortaa : Name /url
ku qor magacaga kana fogow wax aflagaado ah , Ku xisaabtan qoraalkaaga aad ku qortid halkan in ay akhrisan doonaan dad aad u fara badan

Developed by Jago Desain