Ururka Al-Shabaab oo sheegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho

ururka a ee Al Shabaab oo ka mid ah kooxaha ayaa sheegatay iney ka dambeysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay wadada shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee dalka Somalia Cap. Bridge Bhuko aya sheegay ineysan jirin waxyeelo ciidamadooda ka soo gaartay qaraxaasi, isla markaana aysanba joogin goobta uu ka dhacay isagoo dhinaca kalena sheegay inuu og yahay oo kaliya dad rayid ah uu qaraxaasi qasaare xooggan ka soo gaaray
.


Developed by Jago Desain