August 01, 2009

masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Soomaalida Sweden ku nooleed ahaa

SHARE
Magaalada Sweden ayaa manta waxa ka dhacay aas balaadhan, oo logu aasay musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Todobada qof ee dhintay ayaa waxa ay kala ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah .


















SHARE

Author: verified_user

2 comments:

  1. aniga oo ah mustafe muhamed omar waxan halkan uga tacsiyadaynayaa qoska iyo qarabada ay ku timid geerida naxdinta leh ee ka dhacday wadanka swedan geeridaa oo ahay mid aad u naxdin badan waxaan leeyahay ilahay samir iyo iiman ha idinka siiyo aamiin amiin

    ReplyDelete
  2. subxanalah ilahayow u naxariiso qoskaa geeriyody janadiina ka sii hoy wanagsan , ilahayna samir iyo iiman hakasiyo aabihi qoyska waxanan leyahay ilahay samir iyo iman haka siiyo , iyo dhamaan eheladii iyo qarabadii ay gabaxeen qoyska

    ReplyDelete

NB: Fadlan Akhriste Firkirka aad Dhiibanayso haku Ekaado Warkaan oo Keliya