Daawo dhagayso Heeso iyo miraha Fanaaniinta Loogu jecel yahay

Waxaa Maanta Idiin soo gudbin Doona Fanaaniinta ugu caansan Sanadka 2012 oo ay ugu jecelyihiin Dhalinyarada Soomaalida, Iyo magacyadooda.
 
Hadaba  Fanaaniinta kaalimaha koowaad ka galaydhagaysiga Heesahooda ayaan idin soo gudbin doona anaga oo ku bilaabi doona fanaaninta loogu jecel yahay.

 Magacayada Fanaaniinta Loogu jecel yahay Gabdhaha 
 
1- Xaawo Kiin
2-Aamino Dhool
3- Farxiyo fiska
4- Fartuun Birimo
5-Ikraan Caraale
6- Farxiyo Kaba Yare
7- Falis Cabdi Waayacusub
8- Saynab Laba Dhagax
9- Shamso Shumey
10- Shamso Cali Macalin
11- Sagal Arts
12- Shamso Food
13- Ubax Fahmo
14- Fartuun Cumur
15- Kaltuun Bacado

 
Magacayada Fanaaniinta Loogu jecel Dhanka Wiilasha

 
1- Abdirahman Gaas Ahmed
2-Cawaale Aadan
3- Cabdi Risaaq Gaado
4- Shhine Akhiyaar
5- Axmed C/Kakiin Maxamed (Axmed-Biif)
6- Guuled Axmed
7- King Khalid
8- Dalmar Yare
9- iIdle Yare
10- Farxaan Xidig
11- Xuseen Carab
12- Cabdi Fidaax Yare
13- Faysal Hanad
14- Xuseen Nuuriyow EX-NIIKIYOW
15- C/risaaq Alteso

Developed by Jago Desain