Waxtarka sabiibka

Marka waxaan sharxaynaa waxtarka sabiibka,

sabiibku waa canab la qallajiyay.Sabiibka wuxuu xoojiyaa caloosha iyo beerka, wuxuu daweeyaa hunguriga iyo xabadka iyo kilyaha iyo sambabka iyo kaadihayska,

inta biya lagu karkariyo oo lagu daro wax yar oo sonkor ah ayaa loo adeegsadaa qufaca in lagu dejiyo wuxuu kaloo sifeeyaa meela neefta ka soo baxdo, diifka madaxa gudihiisa fadhiyana waa soobixiyaa, wax xafidaadana wuu kordhiyaa,

haddii aad ka cuno 100 garaam jirkaaga wuxuu siiyaa 268 awood kululeed, wuxuu kaloo la dagaalamaa cudurada ku dhaca ilkaha iyo cirridka.

Baargaal.net Macluumaad ku caawiya
Developed by Jago Desain