Wareegto lagu amrayo Radio Daljir , One Nation iyo Codka Nabada oo ka
howlgala Puntland ayaa lagu amrey inay hawada Puntland ka baxaan,
Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa amarkaas bixisey iyadoo lasheegey
in dhowr jeer digniin loo direy idaacadaha ayna ka dhaga adeygeen iney
joojiyaan ama ay Wax ka qabtaan eedeemaha losoo jeediyey
Shabakada Baargaal.net
Baargaal@gmail.com