GABAR 12 JIR AH OO WAJIGA TIMO KU YELATEY WALIGA MA ARAGTEY?


Gabadhan oo 12 sana jir ah ayaa waxaa hareeyay wajigeeda tin oo ku heyesa dhiib si kasta oo ay yeshey waa iska baabin weyesey waxa ay gabadhaasi la xiratey dhaqaatir fara badan oo wax ka qaban waayay waa ilahey amuurtiis

carurta iskulaka ay ladhigato gabadhani ayaa dhib ku haya iyadoo kala kulanta cay iyo afalagado

waxa waliba waa awooda illahey

SHABAKADA BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain