Posts

Maraakiib Jariif oo Dhibaato ku haya kalluumaysatada Deegaanka Baargaal


Bulshada Deegaanka Baargaal ayaa Cabasho ba'an Kamuujiyay maalmahan Maraakiib Jariif ah oo Kaluumaysatada Deegaankaas Dhibaato kuhaya.

Maraakiibtaan Jariifka ah ayaa haatan Ku sugan Meel aad ugu Dhow Xeebta Magaalada ayadoo ifka Kabaxaaya uu Hayo Magaalada.

ugu danbayntii bulshada deegaanku waxay maamulka Puntland iyo dawlada caalamkaba Ka Codsanaayaan in arinkaan Si Deg deg ah Waxloogha qabto.

shabakada baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain