Posts

Ururka Hooyooyinka Magaalada Taageer Oo Cod Dheer Ku Taageeray Musharax Xildhibaan Muxubo Cismaan Guuleed

Annagoo ah ururka Hooyooyinka magaalada Taageer ee Gobolka Gardafuul
waxaan si kal iyo lab ah usoo dhaynaynaa Muxubo Cismaan Guuleed oo ah
Musharax Xildhibaan Baarlamanka cusub ee Puntland.

Muxubo Cismaan Guuleed waxay dibada uga timi inay wax u qabato dalka
iyo dadka,waxayna durba nasoo gaarsiisay Lacagta lagu dhisi lahaa
Baraagta iyo Iskuulka Taageer,iyadoo aysan jirin cid wax u qabatay
deegaanada fog fog ee ku yaala xeebaha Puntland.

Annagoo ku hanwayn Muxubo Cismaan Guuleed oo ah Iftiin u soo baxay
reer Puntland waxaan mar kale ka codsanaynaa inay wax ka qabato
baahiyaha Dumarka,sida;-Caafimaadka oo aysan heli Karin dumarka
Taageer rug Caafimaad,goob umuliso iyo Dugsi dumar.

Ururka Hooyooyinka ee magaalada Taageer ee uu kasoo baxay dhambaalkan
taageerada ah ayaa kala ah;-

1-Naado Ismaaciil Guddoomiye 7746606.
2-Asli Shire Faarax Guddoomiye ku xigeen 7395420.
3-Raxmo Cali Cawad.
4-Xaawo Cali Yuusuf.
5-Ceeley Ciise Maxamed.
6-Faadumo Maxamuud Jaamac.
7-Maryan Cismaan Seed.
8-Qaaliyo Cawail Liig.
9-Xiniyo Rooble Maxamed.
10-Xaawo Siciid Maxamed.
11-Qarad Maxamed Cumar.
12-Fardaws Xassan Cawad.
13-Mahado Xaaji Cumar.
14-Johro Siciid Maxamed.
15-Faadumo Yaasiin Caynab.
16-Ardo Dacar Aadan.
17-Samiiro Cabdi Yuusuf.
18-Xaliimo Deerow Cismaan.
19-Canab Faarax Aadan.
20-Barkhado Cawil Yuusuf.
21-Fartuun Salaad Yuusuf.
22-Maryan Faarax Aadan.
23-Muriya Maxamed Cabdiraxmaan.
24-Mastuuro Maxamed Cumar.
25-Ayaan Cismaan Jaamac.
26-Nimco Cawad Maxamed.
27-Xaliimo Siciid Maxamed.
28-Caban Cumar Maxamed.
29-Faadumo Cabdullaahi Caynab.
30-Maryan Sheekh Yuusuf.
31-Ruqiya Cali Maxamed.
32iyo Aamino Maxamed Jaamac.
ALLAA MAHAD LEH.

shabakada baargaal.net
isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain