Posts

Faroole, Gaas iyo Cali Xaaji oo usoo gudbay Wareega labaad ee doorashada Puntland

Gudiga Doorashada puntland ayaa iminka kudhawaaqay natiijada Wareega
kowaad ee doorashada madaxtinimada Puntland Sadexda nin ee isu soo
hartay ayaa kala ah Mudane Faroole, oo helay 27 cod , Mudane Cabdiwili
Gaas oo helay `13 cod iyo Cali Xaaji oo helay 12.
Siyaasyiiin Caan ah ayaa saaxada kaharay oo ugu horeeyo Cali Cabdi Awaare.

Tartanka Wareegi labaad ayaa bilowday

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe
BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain