Posts

Qarax weyn oo ka dhacay Madaxtooyadda Villa Somalia ee Muqdisho

Qarax weyn ayaa Goor dhow ka dhacay Dhabarka danbe ee Madaxtooyadda Villa Somalia.
Qaraxa oo aan la ogeyn waxa loo adeegsaday, ayaa si weyn looga maqlay Dhawaqiisa qeybo badan oo kamid ah Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Guriga Taliyaha Ciidamada Qalabka sida ee DFS Gen. Dahir Aden Elmi (Indhoqarsho),iyadoo Qaraxyo iyo Dagaallo ay ka socdaan.

Waxayna wararku intaasi ku daraayaan in Maleeshiyaada Al shabaab ay Gudaha u galeen Guriga.

BAARGAAL.NET
Breaking news
Developed by Jago Desain