Posts

Hambalyo Aroos: Maxamed Cabdi indhataag & Faadumo axmed xaaji yuusuf

Dhamaan ehelka , qaraabada iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Maxamed Cabdi indhataag & Faadumo axmed xaaji yuusuf oo arooskoodu Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/3/2014 ka dhacay magaalada Baargaal
.
waxaanu leenahay hambalyo Hambalyo isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kale hela

Reerkii Lagu Nastee lagu nagaadee Wada jiree Nabad gala Allahayow idinka Yeel.

Aamiin aamiim aamiin
Developed by Jago Desain