Baargaal Secondary school oo caaway ka Adkaaday dusiga sare ee imaamu Nawawi Qardho ee Gobolka Karkaar


Baargaal Secondary school ee Degmada Baargaal Gobolka Gardafuu oo caaway wacdaro ka dhigay tartanka waxbarashada dugsiyada sare ee Gobolada Puntland ee laga daadihiyo Radio Daljir ee Tartan iyo tacliin ayagoo kaga adkaaday iskoolka imaamu Nawawi Qardho ee Gobolka Karkaar.

labada Dugsi ayaa muujiyay dadaal dheer iyo xamaasad ayadoo uu tartankaasi ku soo dhamaaday Baargaal Socondary School oo helay 8 darajo ,iyo dugsiga sare ee imaam Nawawi Qardho oo helay 6 darajo oo

kaliya sidaasina guusha u raacday dugsiga Sare ee Baargaal oo hada loo bixiyay ( Dugsiga Sare ee Maxamed Xuseen)

Hambalyo dhamaan Ardayda Dugsiga Sare ee Baargaal iyo Bulshada Baargaal iyo Gobolka Gardafuu oo caaway xiisaynaysay


Hambalyo.... Hambalyo....Hambalyo


Shabakada Baargaal.net
Isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Developed by Jago Desain