Daawo: Degmada Baargaal oo laga xusay maalinta qaaxada aduunka iyo wasiirka caafimaadka oo xariga ka jaray Xarunta Daawaynta TB-da ee Degmada Baargaal

Daawo: Degmada Baargaal oo laga xusay maalinta qaaxada aduunka iyo wasiirka caafimaadka oo xariga ka jaray Xarunta Daawaynta TB-da ee Degmada Baargaal
Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr Saadiq Eenow ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Daawaynta TB-da ee Degmada baargaal

Wasiirka caafimaadka ayaa sidoo kale ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta qaaxada aduunka oo maanta lagu qabtay degmada Baargaal, halkaas oo ay wasaaraddu kusoo bandhigtay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan qorshaha dowladda uga dagsan la dagaalanka cudurkaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo



SHABAKADA BAARGAAL.NET
ISha wararka Horumarka Deegaanada CAlbari
nagala soo xiriir : email Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain