June 04, 2015

SAWIRKA MAANTA : Madaxwayne maxaad isku shaandhayta dib ugu dhigaysaa ma wasiirada qaar baad ka baqaysaa !!

Madaxwaynaha dawlada puntland Dr. C/wali maxamed cali gaas ayaa tan iyo horaantii sanadkan wuxuu damacsanaa inuu isku shaandhayn ku sameeyo golahiisa wasiirada.

Balse madaxwaynuhu qorshahaas marar badan ayuu dib u dhigay asagoo sida muuqata ka cabsaday fal celiska wasiirada qaar kuwaas oo haysta miisaan siyaasadeed iyo mid beeleedba.

Daawasho Wacan 



NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
 

Delivered by FeedBurner