Posts

Daawo Shirka Galkacayo : Xaabsade “Puntland magac Ahan ayay ujirtaa, way Bur-burtay hada” Iyo Haweenay Isku Dayday in ay Weerarto

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo khudbad ka jeediyay madasha shirka midnimada iyo wadatashiga Beelaha Puntland ee galkacayo ka socda ayaa si ba'an u weeraray maamulka Puntland ee hada Jira.

Axmed Xaabsade ayaa wuxuu sheegay in Puntland waagii ay dadku wada dhisteen ay ahayd maamul Awood iyo Saamayn lahaa, Isagoo sheegay in Beelaha Isaaq iyo Hawiye ay ka wal-wal sanaayeen, wuxuuna sheegay inay maanta Puntland magac ahaan uun U jirto.

Xaabse ayaa su'aalo iska waydiiyey Sida maamul Magac ahaan u jira uu wax u qaban doono, sidoo kalana waxaa Goobta ka qaylisay Haweenay ka carootay Hadalka Xaabsade iyado Loogu Hanjabay in meesha Laga saari doono hadii ayna Aamusin.

HALKAN KA DAAWO KHUDBADII UU XAABSADE KU WEERARAY PUNTLAND



SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain