Hambalyo Aroos Farxad Leh :Boqorka Mohamud Abdi Haji Osman iyo Boqorada ilhaan C/laahi Yuusuf

Hambalyo Aroos Farxad Leh :Boqorka Maxamud Cabdi xaaj iyo Boqorada ilhaan C/laahi Yuusuf
waxan Halkan Hambalyo aroos uga diraynaa Arooska Mohamud Abdi Haji Osman iyo aroosada ilhaan C/laahi yuusuf Baynax oo Arooskoodu ka Dhacay Magaalada Toronto ee Dalka Canada maalintii sabtida 05/09/2015.

Waxanu Leenahay anago wadajir ugu dhawaqayna hambalyo Hambalyo wada Noolada nabad ku waaara isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kala hela
Noqda reerkii lagu nastee lagu negaado, wiil iyo caano gabar iyo caano, baarakallaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr
Aamiin ....... Aaamiin........... Aamiin

waxaana hambalyadan diraaya Marka Hore : 

Hooyo Madiina cali aadan iyo caruurteeda, Bile uurgub,  Nabiil uurgub xaaskiisa iyo caruutiisa,   sucaad iyo wiilkeeda   iyo ubax uurgub, Jihaan uurgub odageeda c/qaadir iyo caruurtooda maxamed, maxamuud, muscab ,mumtaaz, maariya. 
Hooyo istanbuul cali aadan iyo odageeda C/laahi Yuusuf Cadde iyo wiilkooda maxamed c/laahi yuusuf iyo gabadhooda Hudo. 
Hooyo Sahro cali aadan iyo caruurteeda C/qaadir abuukar iyo shacni abuukar 
Hooyo saynab cali aadan iyo caruurteda  naadiyo maxamed  iyo nasteexo maxamed iyo  naasir maxamed 
Hooyo Xaliimo cali aadan  
Abti Maxamed Cali Aadan iyo caruurtiisa Najat Maxamed iyo Naciimo Maxamed iyo Cadnaan Maxamed iyo Nado Maxamed 
Abti Nuurudiin Jaamac Xasan iyo xaaskiisa Raxmo iyo caruurtooda  
Abti Jibriil Jaamac Xsan  Habaryar saytuun jaamac Xasan  Ayeeyo raaxo xasan iyo caruurteeda  iyo awoowe xareed xasan siciid
 Reerkii Lagu Nastee lagu nagaadee Wada jiree Nabad gala Allahayow idinka Yeel aamiin .. Aamiin .... aamiin . aamiin 


Developed by Jago Desain