Posts

Akhriso”Faahfaahin Dheerad ah Oo Ku Saabsan Digniin Laga Bixiyay Duufaan Ku Soo food leh Xeebaha Gobolada Bari iyo Gardafuu ee Puntland

Faah Fahin dheraad ah oo ka soo baxaysaa khubarada Saadaasha hawada ayaa Sheegaya in Dufaan Lagu Magacaabo Tropical Cyclone 04A (Chapala) ay ku soo Food leedahay Dhul Xeebeed Balaaran oo ku yaala Bada Cas iyo Badwaynta India.

Meelaha Digninta La siisyay waxaa ka mid ah Soomaaliya Gaar ahaa Waqooyi Bari Soomaaliya.

Deegaanada xeebaha ah Dhulka Badda ee Puntland ee Sida Gaarka ah loogu diray Digniinta waxaa ka mid ah Degmada Caluula ee xarunta gobolka Gardafuu iyo Deeaanada kale Ee Xeebaha Badda Cas Dhaca.

Khubarada saadaasha ayaa sidoo kale sheegay Duufaantan iyo Roobabkan iswata inay sidoo kale saameyn doonaan bada carabta Iyo Dalalka Koonfurta Cumaan iyo Yemen waxaana Laga Digay in Dadku ka fogaadaan Dhinaca Badda iyo Meelaha Togaga leh si looga Hortago In Khatar ay Timaado Eebe Ha inaga Hayee.

Akriso Qoraal Ka Sobaxay Xafiska Gudoomiyaha Gobalka Bari

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain