DHAGEYSO:Booliska Bosaaso oo soo qabtay dhalinyaro kabadan sodon oo doonayay inay tahriibaan

Ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa xeebaha deegaanka Shimbiraale kasoo qabtay inka badan sodon dhalinyaro oo tahriibayaal doonayay inay si dhumaalaysi uga baxaan xeebaha gobolka Bari , iyagoo kusii jeeday wadanka Yemen oo ay uga sii gudbayaan dalalka Yurub.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ayaa howlgalkan uga waramay Warbaahinta

Halkan Hoose Ka Dhageyso


SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain