April 17, 2016

Daawo Waraysi Xiiso Badan :Gen Khaliif Ciise Mudan Wasiirkii hore Amniga Dawlada Puntland oo ka hadlay Arrimaha Ciidanka Puntland

Wasiiirkii Hore ee Amniga Puntland general Khaliif Ciise mudan oo Waraysi xiisa badan siiyay Barnaamijka Daparaani Show ee Soomaali chanal ka  ka hadlay arimo badan oo ay kamid tahay arimaha  ciidanka Puntland iyo dhismahooda.

Waraysigan oo dhanaystiran halkan hoose ka daawo  

NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
 

Delivered by FeedBurner