Daawo Video: Qosol Badan Cali Xaraare iyo Isimada Aan Soo Jireenka ahayn iyo Kaftanka Siyaasada!!

Daawo Video: Qosol Badan Cali Xaraare iyo Isimada Aan Soo Jireenka ahayn iyo Kaftanka Siyaasada!!

Waa barnaamijkii kaftanka siyaasada oo todobadkiiba mar idinka iimaan jiray USA waxaana daadihinaya wariyaasha kala ah Ali xaraare iyo yaasin Du alle.

Todobadkan barnaamikka waxaa lagu rifay isimada ku soo boodka ah ee aan lahayn marjaca dhaqanka iyo baratakoolka isim nimo.

halkan ka daawo

Developed by Jago Desain