Posts

Degdeg: Madaxweynaha Puntland oo agaasime cusub u magacaabay Puntland Tv




Agaasime cusub ayaa loo magacaabay Warbaahinta Dowladda Puntland, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Magaalada Garoowe.

Dikreeto ka soo baxday Madaxweyne C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu magacaabay Agaasimaha cusub ee Taleefishinka iyo Raadiyaha Puntland.

Agaasimaha Warbaahinta Puntland ayaa loo magacaabayJamaal Carab Yuusuf Jibriil, waxaana lagu badalay Agaasimihii hore Cabdifutaax Nuur Ashkir.

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain