DEGDEG : Dib udhac Ku Yimid Magacaabista Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya

DEGDEG : Dibudhac Ku Yimid Magacaabista Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya
Warar hoose oo ay heshay warbaahinta Soomaalidu ayaa waxa ay sheegayaa in dib u dhac uu ku yimid xubnaha aqalka Sare oo lagu waday in lagu dhawaaqo maanta, inkasta oo gudigii loo igmaday arrimahaasi aysan weli kahadlin.

Guddiga doorashooyinka dadban wali kama hadlin arintaan , waxaana la sheegaya in ay jiraan sabababo badan oo geenay in uu dib u dhaco doorashada xubnaha Aqalka Sare.

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa lagu waday in lagu dhawaaqo xubnaha Aqalka Sare 25-ka Bisha September ee sanadkaan , waxaana la sheegaya in taasi aysan suurta gal ahayn oo uu dib u dhac ku yimid soo xulista iyo sidoo kale doorashada xubnaha Aqalka sare.

Caqabada ugu badan ayaa la sheegaya in ay ka taagan yihiin dhanka dhaqaalaha iyo sidoo kale xubnaha Aqalka sare ee ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha


SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararaka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain