September 13, 2016

Xayiraadii Qaadka Ee Kenya La Saaray Oo Laga Qaaday Iyo Dulimaadyadii Qaadka Oo Dib U Bilaabmaaya Berri

SHARE
Muqdisho (Baargaal.Net) — Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ku heshiiyay in la qaado xayiraadihii KMG-ka ahaa ee la saaray Diyaaradahii Khaadka u iib keeni jiray Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Arimaha Ddibada Kenya, Amina Mohamed oo Warbaahinta kula hadashay Magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in maalinta barito Khaadka la keeno doono Magaalada Muqdisho.

Hadalka Marwo Amina Mohamed ayaa waxuu ka dambeeyay kadib markii Shir gaar ah ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxweynayaasha Dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Sikastaba, Khaadka laga soo daabuli jiray Dalka Kenya ayaa imaan Magaalada Muqdisho muddo 8 maalmood ah kadib markii Xukuumada Soomaaliya ay ku dhawaaqday in si KMG ah loo xanibay Diyaaradahii soo qaadi jiray.


BAARGAAL.NET 
isha wararka horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com
SHARE

Author: verified_user

Featured Post

Magaalada Taageer ee Degmada #Baargaal ee Gobolka #Gardafuu oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab [Sawiro]

Magaalada  Taageer ee Degmada Baargaal  ee gobalka Gardafuu waxaa  lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi Nabadon Caynab muuse Xaaji Sa...