Daawo Khudbadii Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu uu u jeediyay Bulshowaynta Degmada Baargaal iyo booqashadiisii Tuulo Barwaaqo

Daawo Khudbadii Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu uu u jeediyay Bulshowaynta Degmada Baargaal iyo booqashadiisii Tuulo Barwaaqo
Daawo Khudbadii Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu mudane Maxamuud axmed caynab (Gubsul ) uu u jeediyay Bulshowaynta Degmada Baargaal 

Halkan Ka daawo 




Dhinaca Kale gudoomiyaha cusub ee gobolka gardafuu ayaa saakay subaxnimadii u sii gudbay dhinaca iyo Degmada Bareeda oo si wayn loogu soo dhaweeyay deegaan kasta oo kamid ah Gudoomiyaha Cusub ee gobolka

waxaana kamid ahaa meelihii aadka loogu soo dhaweeyay magaalada Tuulo barwaaqo (idajabis) oo ah magaalo ku talaabsatay horumar balaaran oo ay  dadkeedu ay iskutashadeen  kadib markii ay wax wax u qabta waayeen oo go'aansadeen inay deegaankooda ka hirgaliyaan adeegyada asaasiga ah wuxuuna gudoomiyuhu dhagax dhigay iskool lagu soo kordhinaayo magaalada tuulo barwaaqo 


Halkan ka daawo sawiradii soodhawynta iyo dhagax dhigii iskoolka lagu soo kordhinaayo magalada Tuulo Barwaaqo 

FG: Xuquuqda sawirada waxaa iska leh salaal ibnu salaal






Developed by Jago Desain