DEG DEG: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Axmed Kismaayo oo iscasilay

DEG DEG: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Axmed Kismaayo oo iscasilay

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Axmed Kismaayo ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Guddoomiyenimo Ee Guddiga Doorashada Puntland.

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Facebook-ga Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Axmed Kismaayo ayuu ku sheegay in Warqada Istiqaalada uu u gudbiyay Madaxweynaha Dawlada Puntland C/wali Maxamed Cali islamarkaana uu ka Aqbalay.

shabakada BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain