Sawir + Xog : Markabka loo badinayo inuu ku degay xeebaha Murcanyo

sawirka markabka degay RAMA2 , waxaa la sameeyay 1989
ciidamada ilaalada xeebaha dalka yaman ayaa kuwargaliyay ciidamada ilaalada xeebaha Uk subaxdii June 26, warbixinta Markabka Rama 2 oo degaaya , mana jirin qaab ama qalab ka saacida in la toosiyo ama la taago markbka.

12 ka mid ah 14 shaqaale ah o saarnaa markabka ayaa lagu badbaadiyay doonniyaha ganacsiga ee ka ag dhawaa meesha , halka 1 qof oo shaqaale ah lagu badbaadiyay helicopter ay leeyihiin ciidamada badda UK, 1 qof oo shaqaale ah wali waa la layahay, hayada gurmadka degdeg ah waxaa dib u dhigay cimilada

Markabka ayaa la sheegay in uu siday 3,000 oo tan oo shidaal. 


Markabksn Rama2 oo watay calanka Panama ayaa soo diray fariin inuu uu jiro gas ama oil ka qubanaya ama ka liigaaya oo uu ku degi rabo gacanka cadmeed taariikhdu markay ahayd 25 june asagoo ku sugnaa goobta 13 50N 055 53E, meel 130 nm waqooyi bari ka xigta jasiirada Socotra 


Qaar ka mid ah dadweynaha degan Degmadda Murcanyo ee gobolka Gardafuu xeebaha Puntland ayaa idaacada VOA usheegay inay arkeen markab weyn oo ay umalaynayaan inuu yahay midka dagaalka oo qarxaya ka dibna biyaha quusay 


 Qaar ka mid ah kaluumeysata iyo dadka deegaanka oo ay VOA-du la hadashay ayaa sheegay inay u maleynayaan in qaraxa uu ka dhex dhacay markabka oo ah nooca dagaalka. 


 Waxey sheegeen in laba Markab oo kale oo kuwa dagaalka ah oo usoo gurmaday ay illaa iyo hadda taagan yihiin halka uu markabku ku degay oo Murcanyo u jirta ilaa iyo afar mile waxayna ubadantahay in ay arkeen masiibada markabkan RAMA2 oo degaaya 


SHABAKADA BAARGAAL.NET

Isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain