Muuse Biixi cabdi Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Muuse Biixi cabdi Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey goor dhow natiijada doorashadii 13-kii bishandhacday waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi

Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka:

Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19%

Xisbiga Wadani ayaa helay (226, 092) 40.73%

Xisbiga UCID ayaa helay (23,141) 4.17%

Deegaanno badan oo Somaliland ah waxaa durba ka bilowday dabaaldegyada ay sameynayaan taageerayaasha xisbiga Kulimye.

BAARGAAL MEDIA
Developed by Jago Desain