December 25, 2017

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Garoowe soo gaartay.

SHARE

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Marwo. Fowsiyo Abiikar Nuur iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa Galabta soo gaaray magaaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Marwo. fowsiya iyo wefdigeeda,ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ku soo dhoweeyay wasiirka Caafimaadka Puntland,Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale.


Halkan ka Daawo

SHARE

Author: verified_user