OGAYSIIS : Dhakhaatiir Ku takhasusay qalliinka iyo daaweyn indhaha oo imaanaaya Xarunta ABU-HURAYRA MEDICAL CLINIC ee Baargaal

OGAYSIIS : Dhakhaatiir Ku takhasusay qalliinka iyo daaweyn indhaha oo imaanaaya Xarunta ABU-HURAYRA MEDICAL CLINIC ee Baargaal

Xarunta caafimaadka ee ABU-HURAYRA ClINIC PHARMACY AND BABY CARE  waxay ogeeysiinaysaa dhamaan bulsha weynta Bulshada Ku nool gobolka gardafuu iyo nawaaxigiissa   inay soo fariisanaayaan xarunta taariikhdu markay tahay   12/3/2018 

Dhakhaatiir qalliinka iyo daaweyn  indhaha ku takhasusay oo uu hogaaminayo (Dr.Axmed xalaal )  oo ku takhakhusay qaliinka indhaha iyo daaweyntooda horayna  uga soo shaqeeyey meelo badan oo kamid ah dalka somaaliya iyo gobolada pubtland. 

Waxayna soo fariisanayaan mallinnimada is niinta oo taariikhdu tahay 12/3/18 waxayna joogidoonaan maalmo kooban 

waxaa kale oo xarunta ka helaysaan sheybaar casri ah iyo weliba daawo tayo sare leh oo qiimo jaban iyo dhakhaatiir kale 

wixii faah faahin ah oo in taasi dheer kala xiriir talefonadan hosku qoran 

7111191 ama 7720939 

ama Booqo Xarunta caafimaadka ee ABU-HURAYRA ClINIC PHARMACY AND BABY CARE oo kutaal bartamaha magaalada

FG isdiiwaangelintuna waysocotaa waana mahadsanidiin 
Developed by Jago Desain