Dhagayso: Gudoomiyaha Degmada Baargaal : Ma naqaan sababta wasaaradaha Arimaha gudaha iyo qorshayntu nooga saareen mashaariicda Horumarinta Degmooyinka Puntland ee ee JPLG

Dhagayso: Gudoomiyaha Degmada Baargaal : Ma naqaan sababta wasaaradaha Arimaha gudaha iyo qorshayntu nooga saareen mashaariicda Horumarinta Degmooyinka Puntland ee ee JPLG


Gudoomiyaha Degmada Baargaal Abokor Axmed Yusuf oo waraysi ssiyay warbaahinta ayaa sheegay in wax mashaariic oo ku saabsan barnaamijka horumarinta degmooyinka puntland ee JPLG aysan wasaarada arimaha gudaha Puntland ka fulin degmada Baargaal sababtuna aysan garanayn dhankooda.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo qorshaynta ay arinkaas dib u eegis ku sameeyaan isagoo hadalkiisa ku xusay in Baargaal ay tahay degm qadiimi ah oo heerka labaad ee degmooyinka ah " B" laguna daray barnaamijka degmooyin cusub oo heerka c ah

ugu danbayntii gudoomiyaha ayaa baaq u diray wasaaradaha arimaha gudaha iyo qorshaynta iyo madaxwaynaha punland in arinkaas wax laga qabto

halkan ka dhagayso hadalka gudoomiyaha


Developed by Jago Desain