ila Qosol | Sheekooyin Madadaalo & Qosol Badan

waxaanu Qaybtan ugu talo galnay in aan bahwaynta soomaaliyeed ee isticmaala internetka ugu soo gudbino wixii sheekooyin ila qosol ah ee ay naftu ku dagi karto. sababtoo ah in nafta la dajiyo oo wax yar oo ku xiiso galiya La akhristaa waa lama huraan, caafimaadkana way u wanaagsan tahay.

Nin baa baadiye isagoo jooga gabadh uu u haasawo u ta gay gabadha waxaa la fadhiya wiil yar oo walaal keed ah
sidii loo sheekaysanayay baa gabadhii dhuuso ka fakatay markay ay ka fakatay bay kii yaraa oo walaalkeed ahaa oo ag ciyaarya dhirbaaxo uga soo gooysay oo tiri war nagadaa dhuusada belo ku dhashaye ,nin kiina wuu ogaa in aanau yarku dhuusine cabaar ka bacdi ninkii baa dhuuso teedi ka wayan kaga bakh siiyey kii yaraa oo agtiisa ciyaarayuu dhirbaaxo uga soo gooyey o yir warangadaa dhuusada belo ku dhashaye markaas bay tiri oo aada dhuusaye maxaad yarka ku dhirbaxaysaa markaas buu yiri oo waxaan moodaayay hadaba labadeena kii dhuusaada kaga bakh siyaa inuu yarka dhirbaaxyee



nin reer badiye ah baa maqaayad wax ka cunaayay wuxuuna dalbaday canbuulo inleen taas buu bar yaqaanaye. Markuu ka dhargay buu wuxuu maqlay dad agtiisa fadhiyay oo baasto cunaayay, dhahayana "BIIS". Markaas baa loo keenaa baasto iyo hilib KALE. Isagana "BIIS" buu dhahay. Markaas baa loo keenay canbuulo badan. Baasto buu filaayay, laakiin isagoo ciil haayo buu isku dirqiyay. Wuxuu galay ruwaayad socotay. sidii loo fiirsanaayey baa hal mar dadkii oo dhan qayliyeen "BIIS BIIS BIIS" Maxaa yeelay wax qosol ah bay arkeen. Odaygii intuu naxay oo istaagay buu yiri "INAA LILAAHI, AROOY BIISKA NAGA JOOJIYA, BIISKU WAA CANBUULO KALEE'. Midii hore baa wali wadnaha ka heysay.




Ardey iskuuleey ah ayaa waxa ay lahaayeen imtixaan ah maaddada "Arts" ama sawirka, markaa ayaa macallikii inta uu sawirey geed ay saaran yihiin shinbiro ayuu ardadii ku yiri hala sawiro dhaqsada ...Macalinku aradada wuxuu siiyey " 5 daqiiqo" markii ay shantii dhamaatey ayuu yiri haye haye inta gacmaha isku garaacey oo sacabiyey .. Wuxuu macallikii bilaabey in uu aruuriyo warqadaha markaa ayuu arkay waraaqdii ardaygii ugu danbeeyay oo aan geedkeeda shinbiro ku sawirnayn. markaas ayuuu yiri warayaa aaweye shinbirihii geedka saarnaa .. ardaygii ayaa macalinka ugu jawaabey “Dee macalin adigaa sacabiyay"




Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa dadka cad ee dagan magaalada xamar uyimid qabilada soomaali mid kamid ah kuna dhaheen waxaan idinsiiheeynaa hub si aad tuugada iskaaga celisaa waa aqbaleen cidii markii lagaaray habeenkii ayaa cidii xabado kor urideen subaxii ayaa waxaa loo keenay meed lawado waxaana lagu dhahay xalay ayaa idinka disheeen marka diyadiisa dhiiba cidii oo yaabay ayaa dhahday "anaga cidaan waaba kayaabnee cirka xataa ma joogaan"


baribaa waxaa mel daganaa nin martida jecel una roon oo dhaqaaleeya wuxuuna laahaa gabar martida nebec maalin maalmaha kamid ah ayaa nin marti ah la kulmay gabar gurigooda hortiisa haruur ku tumaysa wuxuu usheegay inuu marti yahay ee aabahaa majoogaa
gabadhii waxay ugu jawaabtay aabahay martida tib ayuu dabada kala galaa ninkii martida ahaa wuxuu ku dhawaaday inuu cararo .markaa duqa aabeheed oo hadalkooda guuxiisu soo gaaray ayaa soo baxay isaga oo caan ku ah inuu martida xanaaneeyo wuxuu weydiiyey muxuu rabay ninka yimid waxay ugu jawaabta 'tib ayuu rabay" wuxuu ku jiri maxaad usiin weydey ?
tib ayuu ka qaadey meel uu ku tiirsanaa oo ula dhaqaaqay xaga martiga uyimid ninkii matrida ahaa oo horay u didsanaay ayaa tibdheer iyo oday u jeeday isaga oo leh hoo tibka ninkii martida ahaa arintii uu run u maleeyey orodkiis labo jibaarkiis ayuu cararay isagoo ku dhawaaqaya tib marabo ee idhaaf miskiin ayaan ahay iga har


Developed by Jago Desain