Maxaad ka taqaan Mucjisooyinka Quraanka?


waxaa jirta Quraanka kariimka ah waa mucjizo Illaahay  uu ku soo dejiyey Rasuulkeena Scw.
maanta waxaan halkan ku eegaynaa Qayb yar oo kooban oo mucjizooyinkaas ka mid ah.
waxaanay ku saabsan yihiin tirooyin quraanka ku jira marka loo sii fiirsado oo mucjizo ka muuqato.
Kelmada inta goor ee quraanka ay ku jirto
Almalaaikah. 88
Alshayaadiin 88
Alxaata 145
Almowta 145
Alnafci 50
alfasaad 50
Alnaas 368
Alrusul 368
Ibliis 11
Amarka shaydaanka inaan iska narno 11
Almusiiba 75
Alshukri 75
Al infaaq(wax bixin) 73
Al ridaa 73
Addaaluun 17
Almowtaa 17
Al Muslimiin 41
Al jihaad 41
Al dahab 8
Al taraf(barwaaqada) 8
Alsixir 60
Al fitnah 60
Alzakaat 32
Al barakah 32
Al caqlu 49
Al nuur 49
Allisaan 25
Al mowcidah 25
Al raqbah 8
Al rahbah 8
Al jahra 16
Al calaaniyah 16
Al shiddah 114
al sabru 114
Muxamad 4
Al shariicah 4
Al rajul 24
Al mar’ah 24
Al salaah 5
Al shahru 12
Al yoom 365
al baxru 32
al baru 13
Shabakada Baargaal.net
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain