Default Image

Months format

Show More Text

Load More

Related Posts Widget

Article Navigation

Contact Us Form

Close
  • Home
  • Menu
  • _Short Codes
  • _About us
  • Sitemap
  • Contact us

BAARGAAL.NET

News & Information From Somalia

  • Home
  • News In English
  • featured
  • Video
  • Technology
  • Sports
  • Food
  • Menu
  • _Sitemap
  • _Contact Us

Urur cusub oo la magac baxayTalo-wadaag oo looga dhawaaqey Garowe

Admin
December 22, 2012

Urur siyaasadeedka Talowadaag oo qayb dhankiisa siyaasada Puntland uga
soo biiraya ayaa looga dhawaaqey magaala madaxda Puntland ee Garowe ka
dib xaflad lagu qabtey Hotel New-Reys.
Dr,Cali Ismaaciil Maxamed ayaa gudoomiye KMG-ah ka ah Ururkan oo uu
saxaafada uga waramay Himilooyinkiisa iyo inay ka go'antahay inay
doorasho galaan sidii u kasban lahaayen kalsoonida dadweynaha.

Barnaamij siyaasadeedkiisa ayuu soo bandhigey Gudoomiyuhu iyo siday
wax uga qaban doonaan Siyaasada,Amaanka iyo Dhaqaalaha ,waxana uu
codsadey taageero iyo garab istaag. Urur siyaasadeedka Talo-wadaag
ayaa noqonaya kii Lixaad ee Puntland looga dhawaaqey ka dib Horseed oo
ah xisbiga talada haya ,Hor-Cad ,Ugub,Midnimo iyo Gahayr. Guddiga
doorashooyinka Puntland waxay sheegeen in bartamaha May la qaban doono
Doorashada Golayaasha deegaanka oo xigi doonto tan Barlamaaniga ah ka
hor inataan loo gudbin tan madaxtinimada Puntland horaanta 2014

Shabakada baargaal.net
Baargaal.net
Admin


Slider Image 02

Slider Image 02

Contact Form

Name

Email *

Message *

All Rights Reserved by BaargaalNet © 2023
Baargaal.Net is designed to provide reliable up to date news reports, studies and analysis on current issues and problems of concern to the local People encompassing political, social and cultural fields