DEG-DEG Muwaadin Soomaaliyeed oo toogtay nin udhashay dalka South Africa

Wararka ka imaanaya deegaanka Injoly ee duleedka magaalada Port Elizabeth dalka South Africa ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu goordhaw uu ku toogtay Muwaadin Soomaaliyeed rag burcad South African ah oo kusoo qaaday weerar xili ay doonayeen in ay ka furtaan lacago iyo gaari uu watay .


Muwaadinka udhashay dalka Somaliya oo Ay inoo suurta galin in aan helno magaciisa ayaa waxaa la sheegaya in haatan loo taxaabay xabsi kadib markii Boolisku soo gaaray goobta uu ku toogtay mid kamid ah Burcadii weerarka kusoo qaaday.


Kala soco shabakada Baargaal.net wixii warar dheeraad ah ee kasoo baxa arintan
Developed by Jago Desain