AL FERDOUS BAARGAAL... A PURE NATURAL DRINKING WATER


Erayga biyo waa eray soomaliidu leedahay laakiin marka laga hadlayo cilmiga sayniska ayaa erayga "bio" luqada laatinka macnaheedu yahay nolosha.

Biyaha ayaa ah wax noole oo dhami u baahan yahay. Noloshuna jiri karin biyo la'aan darteed. Biyahay ayaa aad ugu muhiim ah caafimaadka bani'aadamka. waxay kaloo biyuhu qayb wayn ka qaataan quruxda qofka.

cilmi baaris ay samaysay hayad ku taal wadanka England, ayay ku sheegtay in hal ama hal iyo bar litir oo biyo ah uu qofku u baahan yahay in uu maalintii cabo si uu jirkiisu u qurux badnaado.
Developed by Jago Desain