Hada ka hor ayaa Nin reer waqooyi ah wuxuu guursaday Gabar reer koonfureed ah,
Ninkii Dalkii buu dib ugu soo laabtay.
Mudo ka dib ayaa xaaskisii taleefan u soo dirtay oo u sheegtay inay umushay, Wuxuu ku yiri Maxad umushay?
waxay tiri Igaar!!!!
ninkii baa garan waayay Igaar, markaasuu saaxibkii oo aad u qal qaali ahaa ku yiri waar heedhe Igaar bay naagtaydii umushee igaarku waa maxay?
Kii baa yiri inaaalilaah !!
waar ka baxso meesha naagtu mas bay dhasheeeee
Sheekooyin badan oo ila qosol ah halkan ka akhriso
http://www.baargaal.net/search/label/Ila%20Qosol