Dhageyso:- Heesta Geyiga Soomaaliyeed Gabroow adigaa Xukuma iyo Kooxda Qaylo dhaan

Dhageyso:- Heesta Geygiga Soomaaliyeed Gabroow adigaa Xukumaya iyo Kooxda Qaylo dhaan
Kooxda Fanaaniinta Qaylo dhaan ayaa soo saarta hees cusub oo ay uga yimaadeen Jeneraalka Itoobiyaanka ah ee Sida weyn uga dhex muuqda Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan isku mashquuliyey kala qaybinta Soomaalida iyo isku dirka hadba dhinacyadii siyaasadda isku khilaafa.

Halkan Ka Daawo


Developed by Jago Desain