FIIRSO Sawirada Meydadka laga soo uruuriyay goobihii Gaalkacyo ee shalay lagu dagaalamay

Xaafadaha magaalada Gaalkacyo ayaa laga soo uruuriyay meydadka dadkii ku dhintay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo,kuwaasi oo laga soo helay meelihii Xabada ay ku haleeshay.

Deganaanta maanta laga dareemay Gaalkacyo ayaa sababtay in la baadi goob Meydadka ku dhex qarsanaa meelaha rasaasta ay ku haleeshay,waxaana la soo sheegayaa in dhamaan la aasay meydadka la helay.






Developed by Jago Desain