daawo Hordhaca Waraysi xasaasi ah):- Wasiiru dawladaha Kaluumaysiga Puntland oo la xiriira Kaluumaysiga Sharcidarada ah ee Puntland ka jira

daawo Hordhaca Waraysi xasaasi ah):- Wasiiru dawladaha Kaluumaysiga Puntland oo la xiriira Kaluumaysiga Sharcidarada ah ee Puntland ka jira
Deegaanada Puntland waxaa ka jira Kaluumaysi sharci daro ah kaas oo ay sameeyaan maraakiib shisheeye, waxaana Kaluumaysigaas uu yahay mid ka qaylisiiyay dad waynaha Xeebaha ee Puntland, iyadoona Wasiiru dawladaha Kaluumaysiga Puntland Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo u waramay Daparaani Show uu ka hadlay Kaluumaysiga Sharci darada ah.

Waraysigaan oo ah mid hordhac ah ayaa waxaa ku duugan xog ku saabsan Kaluumaysiga sharci darada ah iyo qaar ka tirsan maraakiibta ay wataan shatiyo Puntland ay bixisay, waxaana uu beeniyay Arrimaha la xariira bixinta shatiyada.

Puntland hehsiiskii ay la gashay Shirkada ilaalisa xeebaha xili ay jiraan Ciidanka badda Puntland, iyadoona shirkadaas ay leeyihiin muwaadiniin reer Puntland dakhliga soo gala wasaaradda ayaa qasnada wasaaradda waxaa ku dhaca 20%.


Hoos ka Daawo Hordhaca Waraysiga 



Developed by Jago Desain