DAAWO : Shir kusaabsan badbaadada ubadka Somaliyeed ee Canada ( Somali Canadian Youth Matter )

DAAWO : Shir kusaabsan badbaadada ubadka Somaliyeed ee Canada ( Somali Canadian Youth Matter )
Shir aad u ballaaran oo kusaabsan badbaadada ubadka Somaliyeed ee Canada ( Somali Canadian Youth Matter ) oo ay kasoo qeeybgaleen madax iyo dadweeyne aad ubadan ayaa lagu qabtey Jaamacad kutaal magaalada Toronto.

Kasoo qeeybgalayaasha ayaa dhammaantood isku raacay baahida ay leedehay xoojinta ammaanka dhallinyarada Somaliyeed.

Halkan Ka daawo warayso iyo warbixin Dhamaysiran 


Developed by Jago Desain