Posts

Deg Deg: Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Dawlad goboleedka Jubaland ayaa Caawa War saxafadeed Ka Soo baxay lagu shaaciyey Golaha Wasirrada Maamulkaasi iyo Ku xigeenadooda oo Mudo Dheer Qaadatay Soo Dhisidoodu.

ugu Danbeen waxaa la Soo Saarey Warsaxafdeed Lagu shaaciyay Magcayada Golaha Wasirradda Iyo Ku Xigoonadooda

HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA
1-Mudane Max'ed Yuusuf Cumar Wasiirka macdanta, Tamarta iyo Biyaha
2-Mudane C/nuur Cali Aadan Wasiirka Warfaafinta , Tiknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta
3-Mudane Cismaan Xuseen Xaaji Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
4-Mudane Max'ed Cabdi Max'ed Wasiirka Gaadiidka
5-Mudane Aadan Ibraahim Awxirsi Wasiirka cadaaladda, Dastuurka iyo arimaha diinta
6-Mudane Max'ed Ibraahim Max'uud Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare
7-Mudane Cali Xaaji Nuur Cali Wasiirka caafimaadka
8-Mudane C/rashiid Jire Qalinle Wasiirka Maaliyadda
9-Mudane Max'ed Warsame Faarax Wasiirka arimaha gudaha
10-Mudane Axmed C/xafiid Max'ed Wasiirka deegaanka iyo dalxiiska
11-Mudane Max'ed Nuur Buulle Wasiirka Xanaanada Xoolaha
12-Mudane C/rashiid Xasan Nuur Wasiirka amniga
13-Mudane Shukri Weeyrax Kaariye Wasiirka howlaha guud iyo guryaynta
14-Mudane Max'ed Max'uud Yuusuf Wasirka dhalinyarada iyo Isboortiga
15-Mudane Fariid Jaamac Saleebaan Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
16-Mudane Ibraahim Xasan Cabdi Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda
17-Mudane Geelle Max'ed Aadan Wasiirka Beeraha
AKHRISO LIISKA WASIIR KU-XIGEENADA
1-Mudane C/rashiid Max'ed Ducaale Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo tamarta
2-Mudane Max'ed Ibraahim Faarax Wasaaradda warfaafinta, Tiknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta
3-Mudane C/raxmaan Sheekh Khaliif Guurre Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga
4-Mudane Mahad Sheekh Cabdi Wasaaradda gaadiidka
5-Mudane Axmed C/risaaq Max'ed Wasaaradda waxbarashada
6-Mudane Dr. Aadan Inshaar Cumar Wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha diinta
7-Mudane Dr. Cali Nuur Axmed Wasaaradda caafimaadka
8-Mudane Xirsi Jaamac Gaani Wasaaradda maaliyadda
9-Mudane C/raxmaan Max'ed Xuseen Wasaaradda arimaha gudaha
10-Mudane Max'ed Axmed Cali Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska
11-Mudane Ibraahim Cabdi Xasan Wasaaradda xanaanada xoolaha
12-Mudane Isxaaq Max'ed Xasan wasaaradda amniga
13-Mudane Yuusuf Cabdi Aadan Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta
14-Mudane C/qaadir Max'ed Faarax wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga
15-Mudane C/kariin Aadan Xasan Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
16-Mudane Cumar Xasan Oobbo Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda
17-Mudane Mahad Muxidiin Max'ed Wasaaradda Beeraha

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain