Daawo War Farxad Leh : Duulimaadyada Dubai iyo Boosaaso oo maanta bilowday

Duulimaadyada Dubai iyo Boosaaso oo maanta bilowday
Shirkada Diyaaradaha Ee Shabeele Air Oo la timid diyaarad casri ah oo markii ugu horaysay soo caga dhigatay garoonka caalamiga ah ee Boosaso international Airport aya keentay rikaabkii ugu horeeyay ee si toos ah uga yimaada dalka isutaga imaaraadka carabta

waxaan si toos ah u bilowday duulimaadka tooska ee Boosaso dubai iyo dubai to boosaaso oo todobaadkiiba laba maalmood ah taas oo ka dhigan in rikaabku laba saac oo kaliya ay ku tagi karaan dalka isu taga imaaraadka carabta Bilawday Duulimaadkeedii Boosaaso iyo Imaaraadka carabta

magaalada Boosaaso ayaa cabir ahaan u jirta dalka isutaga Imaaraadka carabta masaao aad u yar oo oo o dhan 1400 km oo kaliya taas oo jaanisyo badan u leedahay in ay ganacsi iyo isku socod si fudud ula samayn karto dalalka qanigaa ee khaliijka.


SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari

Developed by Jago Desain