MADAXWEYNAHA HIR SHABELLE OO LA DOORTAY

MADAXWEYNAHA HIR SHABELLE OO LA DOORTAY

Waxaa goor dhow soo gaba gabowday Doorashada Madaxweynenimada ee dowlad Gobaleedka Hirshabeelle, taas oo ay ku tartamayeen labo Musharax.

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku guuleestay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaas oo helay codad gaarayay 61 cod, halka Musharaxa kale oo ah Maxamed Cabdi Waare uu helay 36 cod.

Waxaa sidoo kale ku guulaystay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle  Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe) oo horay u ahaa  Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe asagoo ka guulaystay  Cali Xasan Hilowle (Taakow) oo ahaa Xoghayaha Gobolka Banaadir.

SHABAKDA BAARGAAL.NET

isha wraraka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain